hiyikac
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
hiyikac1
Magac labWelwel iyo degganaan la'aan ku dhasha qof niyadda laga rabo awgeed. ld hawakac¹, niyadkac¹, niyakac¹.
hiyikac2
Fal magudbe, isrogrogga 1aadWelwel iyo degganaan la'aan dareemid, wax niyadda laga rabo awgeed. ld hawakac², niyadkac², niyakac².
Is-rogga falkan
-cay, -cday; -kici