gacansaar
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
gacansaar1
Magac lab1
Iib qiimaha la bixinayo marka wax la kala gato.
2
Xiriir saaxiibnimo oo dhex mara laba qof ama ka badan.
3
G. ah: lacag caddaan ah oo wax lagu kala iibsado.
4
la midka ah (ld):
gacansaarid
gacansaar2
Fal gudbe ama magudbe, isrogrogga 1aad1
(f.g) Cid, cid dagaal ka dhexeesa la heshiin.
2
(f.mg) Is g.: cid, cid kale dagaal gacanta la adeegsanayo isweydaarasho.
Is-rogga falkan
-ray, -rtay