Qaamuusle LogoQaamuusle

garraw

2 Qaab ayuu ereygan leeyahay

garraw1
Magac lab
1
Nooc cawska xooluhu daaqaan ka mid ah.
2
Gebi leh cusbo xooluhu ka leefaan. ld garrow.
garraw2
Fal magudbe, isrogrogga 1aad
U g.: qof wax sameeyey, arrinta ama sababta ku jiidey, inaan laga fursan karin oo ay garti ahayd aqoonsasho, u qirid.
Is-rogga falkan

-raabay, -rowday; -raabi