Qaamuusle LogoQaamuusle

hoolan

2 Qaab ayuu ereygan leeyahay

hoolan1
Fal magudbe, isrogrogga 1aad
1
Wax la xoqay noqosho.
2
Timo ama dhogor wax la xiiray noqosho.
3
Wax dubka laga qaaday noqosho.
Is-rogga falkan

-lmay, -lantay; -lmi

hoolan2
Fal magudbe, isrogrogga 4aad
1
Wax la xoqay ahaansho.
2
Timo ama dhogor la xiiray ahaansho.
3
Wax dubka laga qaaday ahaansho.
Is-rogga falkan

-lnaa, -lnayd