hormosalaad
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
hormosalaad1
Magac labKu soo yaacidda meel wax yaalliin ama wax ka dhaceen lagu soo yaaco. ld qamaan¹.
hormosalaad2
Fal magudbe, isrogrogga 1aadMeel ay wax yaalliin ama wax ka dheceen ku yaacid. ld qamaan².
Is-rogga falkan
-day, -dday