Qaamuusle LogoQaamuusle

hoyaad

2 Qaab ayuu ereygan leeyahay

hoyaad1
Magac lab
1
Xilliga xoolaha iyo dadkuba ku soo uruuraan hoygooda (fiidkii).
2
H. ah: nafley u socota meeshii ay ku hoyan lahayd.
3
Raashin ay cidi habeen cunto.
hoyaad2
Fal magudbe, isrogrogga 1aad
Xoolo dad iwm hoyaadid.
Is-rogga falkan

-day, -dday