Qaamuusle
Home
Alifbeeto
Ku Saabsan
Toggle theme
Toggle theme
Toggle menu
hoyo
Fal magudbe, isrogrogga 3aad
Habeen meel ku baryid. ld hoyaatin².
Is-rogga falkan
-yday, -yatay
Ereyo kale oo u soo dhow
1: hoy
Magac lab
2: hoyaad
Magac lab
3: hoyaadi
Fal gudbe, isrogrogga 2aad
4: hoyaadid
Magac faleed dheddig
5: hoyaadin
Magac faleed dheddig
6: hoyaatimid
Magac faleed dheddig
7: hoyaatin
Magac lab
8: hoyad
Magac lab