Qaamuusle LogoQaamuusle

isle'eg saabley

Magac dheddigXisaab
Isle'eg tibxaale oo jibbaarkeeda ugu sarreeya ee doorsoomaha uu yahay darajada labaad. Sansaanka guud ee isle'eg saabley ah ee dorsoomaha x waa: ax+ bx + c = 0, taas oo a, b iyo c ay yihiin madoorsoomeyaal.
Wadarta Magacan

-gyo ..., m.dh