Qaamuusle LogoQaamuusle

isle'eg saddexjibbaar

Magac dheddigXisaab
Isle'eg tibxaale oo jibbaarka ugu sarreeya ee doorsoomaha isle'egtu yahay darajada saddexaad. Sansaanta guud ee isle'eg saddex-jibbaar waa: ax3 + bx2 + cx + d = 0, taas oo a, b, c, iyo d ay yihiin madoorsoomayaal.
Wadarta Magacan

-gyo ..., m.dh