isle'eg toosan
Magac dheddigXisaab
Isle'eg jibbaarka ugu sarreeya ee tibxaha doorsoomeyasha ah uu yahay darajada kowaad. Sansaanka guud ee isle'eg toosan waa ax + = 0, taas oo, a iyo c ay yihiin madoorsoomayaal.
Wadarta Magacan
-gyo ..., m.dh
-gyo ..., m.dh