Qaamuusle LogoQaamuusle

jaabee

Fal gudbe, isrogrogga 2aad
1
Jaabo aruurin.
2
Laab hoggaanka ka mid ah oo ratiga gafuurka loo geliyo si loo hoggaamiyo. ld jaabajaabee.
Is-rogga falkan

-beeyay, -beysay