Qaamuusle
Home
Alifbeeto
Ku Saabsan
Toggle theme
Toggle theme
Toggle menu
jacsan
Fal magudbe, isrogrogga 4aad
Ku j.: wax la samaynayo ku raali ahaansho.
Tusaale
“Cali xilkaas in uu qabto kuma jacsana.”
Is-rogga falkan
-naa, -nayd
Ereyo kale oo u soo dhow
1: jac
Magac dheddig
2: jacayl
Magac lab
3: jacaysan
Fal magudbe, isrogrogga 4aad
4: jacaysnaan
Magac faleed dheddig
5: jacaysnaansho
Magac lab ama dheddig
6: jacbur
Magac lab
7: jacburan
Fal magudbe, isrogrogga 4aad
8: jacburasho
Magac faleed dheddig