Qaamuusle LogoQaamuusle

jarjar

2 Qaab ayuu ereygan leeyahay

jarjar1
Magac lab urur
1
Lacag inta ka samaysan bir, maar, macdan iwm oo sarrifka ah.
2
Dad aan isku dhalasho ahayn oo la isu keenay.
3
Kalaankal.
jarjar2
Fal gudbe, isrogrogga 1aad
Wax mid ahaa qaybo u googoyn.
Is-rogga falkan

-ray, -rtay