Qaamuusle LogoQaamuusle

jeegaan

2 Qaab ayuu ereygan leeyahay

jeegaan1
Magac dheddig
Midabyo dhawr ah oo si is kor saar ah u safan oo qaab qaanso leh oo ku samaysma daruurta marka uu roob da'ayo; qaansaroobaad.
Wadarta Magacan

-nno, m.dh

jeegaan2
Magac dheddigFiisikis
Filiq- sanaanta kaahinta birlabdanabeed sida, muuqaalka midabeed ee ka dhasha kala- xaydka dhudo ileys ee soo dhexmara birisam.
Wadarta Magacan

-nno, m.dh