Qaamuusle LogoQaamuusle

jiiqo

Magac dheddig
1
Wax sinnaa meesha ay dhumucdiisu ka yaraato.
2
Dhabar god- naanta dadka iyo xooluhu yeeshaan.
3
Wasaq ama qashin aan kala soocnayn.