Qaamuusle LogoQaamuusle

taako

Magac dheddig
1
Cabbiraadda suulka gacanta iyo fardhexaadda oo fidsan u dhexeysa.
2
Wax, wax kale lagu hakiyo.
Wadarta Magacan

-ooyin, m.l