jillaab
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
jillaab1
Magac dheddig1
Hab loo ugaarsado kalluun-ka.
2
Qalabka wax lagu dabto.
3
la midka ah (ld):
jillaabid
jillaab2
Fal gudbe, isrogrogga 1aadKalluun dabid.
Is-rogga falkan
-bay, -btay
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
-bay, -btay