Qaamuusle LogoQaamuusle

jimlo

2 Qaab ayuu ereygan leeyahay

jimlo1
Magac dheddig
Badeeco isku nooc ah, badan oo laysku iibsado.
jimlo2
Magac dheddigXisaab
Tiro xisaabeed oo laysu geeyey wadarteeda. ld jamlo, jimlad, jumlad, jumlo.