jinsi
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
jinsi1
Magac lab1
Asal nafley ka soo jeeddo.
2
Cayn; nooc; jaad.
Wadarta Magacan
-iyo, m.dh
jinsi2
Magac labNaxweDabeecadaha kala duwan ee leh shakhsiyaad ama noolayaal isku dir ah (lab iyo dheddig).
Wadarta Magacan
-iyo, m.dh