Qaamuusle LogoQaamuusle

jirxun

Fal magudbe, isrogrogga 4aad
1
Wax caato iyo nafaqdarro hayso ahaansho.
2
Wax camal xun ahaansho (qof).
3
Wejitub iyo caro layska muujiyo, si cid lagu fogeeyo.
Is-rogga falkan

-umaa, -umayd