Qaamuusle
Home
Alifbeeto
Ku Saabsan
Toggle theme
Toggle theme
Toggle menu
xijaaban
Fal magudbe, isrogrogga 4aad
Wax la xijaabay ahaansho.
Is-rogga falkan
-bnaa, -bnayd
Ereyo kale oo u soo dhow
1: xijaab
Magac lab
2: xijaabasho
Magac faleed dheddig
3: xijaabid
Magac faleed dheddig
4: xijaabnaan
Magac faleed dheddig
5: xijaabnaansho
Magac lab ama dheddig
6: xijaabo
Fal magudbe, isrogrogga 3aad
7: xiji
Magac lab
8: xijin
Magac faleed dheddig