Qaamuusle
Home
Alifbeeto
Ku Saabsan
Toggle theme
Toggle theme
Toggle menu
xijaabo
Fal magudbe, isrogrogga 3aad
1
Wax xijaab ka dhigasho.
2
Qof muslim ah dhimasho.
Is-rogga falkan
-btay, -batay
Ereyo kale oo u soo dhow
1: xijaab
Magac lab
2: xijaaban
Fal magudbe, isrogrogga 4aad
3: xijaabasho
Magac faleed dheddig
4: xijaabid
Magac faleed dheddig
5: xijaabnaan
Magac faleed dheddig
6: xijaabnaansho
Magac lab ama dheddig
7: xiji
Magac lab
8: xijin
Magac faleed dheddig