Qaamuusle LogoQaamuusle

xijaab

2 Qaab ayuu ereygan leeyahay

xijaab1
Magac lab
1
Wax wax celiya ama isku gudba ama qariya; daah; ilixir.
2
Qardhaas; xirsi; makaraan.
Wadarta Magacan

-byo, m.dh

xijaab2
Fal gudbe, isrogrogga 1aad
1
Wax qarin.
2
Wax dhibaato ka celin.
Is-rogga falkan

-bay, -btay