Qaamuusle LogoQaamuusle

jiscin

2 Qaab ayuu ereygan leeyahay

jiscin1
Magac lab urur
1
la midka ah (ld):
jicsin
Cuntada loo qaato safar ama socdaal; Sahay
2
(-mo, m.dh) Xargaha wadaanta siddada looga dhigo midkood.
jiscin2
Fal gudbe, isrogrogga 1aad
Cunto safar ama socdaal loo qaato cid siin.
Is-rogga falkan

-imay, -intay; -imi