jusbax
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
jusbax1
Magac labXaflad la sameeyo marka la dhammeeyo barashada hal jus.
jusbax2
Fal magudbe, isrogrogga 1aadArday jus dhammeeyey xaflad u samayn.
Is-rogga falkan
-xay, -xday; -bixi
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
-xay, -xday; -bixi