Qaamuusle LogoQaamuusle

ka faa'iideyste

Magac labDaawo
Jeermiyo ka-faa'iideysta xaalad bukaan oo difaaca jirku dhimmanyahay. Difaac la'aanta oo ay keeni karto: infekshin cudurro kale ama dawo jeermiyada ka-faa'iideystayaasha sida badan jirro uma keeni karaan qof caafimaad qaba.
Wadarta Magacan

-tayaal, m.l/dh