Qaamuusle LogoQaamuusle

kaayaga

Magacuyaal lahaansho lab
magacuyaal lahaansho oo lab ah oo tilmaamaya wax annagu (qofka koowaad ee wadarta ah oo kuwa lala hadlayaa aynan ku jirin) aanu leenahay.
Tusaale
Baabuurkiinna, kaayaga ayaa ka weyn
la mid ah:Kayaga¹.
Wadarta Magacan

kuwayaga, w