Qaamuusle LogoQaamuusle

kayga

Magacuyaal lahaansho lab
Magacuyaal lahaansho oo lab oo tilmaamaya wax anigu (qofka koowaad ee kelida ah ee hadlaha ah) aan leeyahay.
Tusaale
Midkan kayga ma ah
Wadarta Magacan

kuweyga, w