Qaamuusle
Home
Alifbeeto
Ku Saabsan
Toggle theme
Toggle theme
Toggle menu
kiisa
Magacuyaal lahaansho lab
Magacuyaal lahaansho oo lab ah, oo tilmaamaya wax isagu (qofka saddexaad ee kelida ah ee lab) uu leeyahay.
Tusaale
“Buuggaaga qaado kiisana meel u dhig”
Wadarta Magacan
kuwiisa, w
Ereyo kale oo u soo dhow
1: kii
Magacuyaal aan cayinnayn lab
2: kiil
Magac lab
3: kiilad
Magac lab
4: kiilan
Fal magudbe, isrogrogga 4aad
5: kiilasho
Magac faleed dheddig
6: kiilayn
Magac faleed dheddig
7: kiilee
Fal gudbe, isrogrogga 2aad
8: kiilid
Magac faleed dheddig