Qaamuusle
Home
Alifbeeto
Ku Saabsan
Toggle theme
Toggle theme
Toggle menu
kabeebey
Magac dheddig
Ciyaar dhaqameed ragga iyo dumarku wada ciyaaraan, leh durbaan, jiib iyo jaan oo laga ciyaaro gobollada koonfureed.
Ereyo kale oo u soo dhow
1: kab
Magac lab
2: kabaab
Magac lab
3: kabaabyee
Fal gudbe, isrogrogga 2aad
4: kabaabyeyn
Magac faleed dheddig
5: kabaabyeysan
Fal magudbe, isrogrogga 4aad
6: kabaabyeysnaan
Magac faleed dheddig
7: kabaabyeysnaansho
Magac lab ama dheddig
8: kabaabyo
Magac dheddig