kafan
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
kafan1
Magac dheddigMarada cad oo meydka la aasayo lagu duubo. ld karfan¹.
Wadarta Magacan
-fno, m.l
kafan2
Fal gudbe, isrogrogga 1aadMaro cad ku duubid (meyd). ld karfan².
Is-rogga falkan
-fnay, -fantay; -fni
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
-fno, m.l
-fnay, -fantay; -fni