Qaamuusle
Home
Alifbeeto
Ku Saabsan
Toggle theme
Toggle theme
Toggle menu
kafuufo
Magac dheddig
1
Dhibaato ka dhalata cunto la iska badiyey.
2
Gaajo; faqri.
Ereyo kale oo u soo dhow
1: kafaalad
Magac dheddig
2: kafaalaqaad
Fal gudbe, isrogrogga 1aad
3: kafaalaqaadid
Magac faleed dheddig
4: kafaalasho
Magac faleed dheddig
5: kafaalo
Fal gudbe, isrogrogga 3aad
6: kafaaraggud
Magac lab
7: kafaaraggudasho
Magac faleed dheddig
8: kafaaraggudo
Fal magudbe, isrogrogga 3aad