dabool
3 Qaab ayuu ereygan leeyahay
dabool1
Magac lab1
Qalab afka laga saaro weelasha si aysan wax ugu dhicin.
2
la midka ah (ld):
daboolid
Wadarta Magacan
-llo, m.dh
dabool2
Magac dheddigGudin weyn.
dabool3
Fal gudbe, isrogrogga 1aad1
Weel iwm si ayan wax ugu dhicin afka wax ka saarid.
2
Wax muuqaalkooda qarin.
Tusaale
“Daruur baa cirka dabooshay”
Is-rogga falkan
-oolay, -ooshay