Qaamuusle LogoQaamuusle

karaar

3 Qaab ayuu ereygan leeyahay

karaar1
Magac lab
1
Cayil; buurran.
2
Xowliga wax leeyihiin.
3
Buux; badasho.
karaar2
Magac labFiisikis
Summad: a. Dhakhsaha korodhka xawaaraha iyo keynaanka. Waxaa lagu cabbiraa mitir halkii seken ee laba jibbaaran (m/s2).
karaar3
Fal magudbe, isrogrogga 1aad
1
Cayilid.
2
Badasho; buuxid.
Is-rogga falkan

-ray, -rtay