Qaamuusle LogoQaamuusle

karmee

Fal magudbe, isrogrogga 2aad
1
Meel laba xiddigood u dhaxeysa oo aan midna u bursanayn fariisasho (dayax).
2
Maro iwm. karmo u yeelid.
Is-rogga falkan

-meeyay, -maysay