Qaamuusle
Home
Alifbeeto
Ku Saabsan
Toggle theme
Toggle theme
Toggle menu
keenna² ( keenna)
Dibkabe lahaansho lab
Dibkabe lahaansho oo tilmaamaya wax innagu (qofka koowaad ee wadarta ah oo kuwa lala hadlayo ay ku jiraan) aynu leennahay.
Tusaale
“Aan aadno gurigeenna”
la mid ah:
keen³.
Ereyo kale oo u soo dhow
1: kee
Magacuyaal weyddimeed lab
2: keeb
Magac lab
3: keed (-keed)
Dibkabe lahaansho lab
4: keeda
Magacuyaal lahaansho lab
5: keeda² (-keeda)
Dibkabe lahaansho lab
6: keen
Magacuyaal dhimman layeele
7: keenayn
Magac faleed dheddig
8: keenee
Fal gudbe, isrogrogga 2aad