Qaamuusle
Home
Alifbeeto
Ku Saabsan
Toggle theme
Toggle theme
Toggle menu
kiinna² ( Kiinna)
Dibkabe lahaansho lab
Dibkabe lahaansho oo tilmaamaya wax idinku (qofka labaad eekiriiri wadarta ah) aad leedihiin.
Tusaale
“Dad badan baa dhagaysta warkiinna”
la mid ah:
kiin².
Ereyo kale oo u soo dhow
1: kii
Magacuyaal aan cayinnayn lab
2: kiil
Magac lab
3: kiilad
Magac lab
4: kiilan
Fal magudbe, isrogrogga 4aad
5: kiilasho
Magac faleed dheddig
6: kiilayn
Magac faleed dheddig
7: kiilee
Fal gudbe, isrogrogga 2aad
8: kiilid
Magac faleed dheddig