Qaamuusle
Home
Alifbeeto
Ku Saabsan
Toggle theme
Toggle theme
Toggle menu
kiish dabac halbawle
Magac lab
Daawo
Kiish dhiig ka buuxo oo ka sameysma halbawlayasha jirka, waxaana keena xididka oo meel ka dabca.
Ereyo kale oo u soo dhow
1: kii
Magacuyaal aan cayinnayn lab
2: kiil
Magac lab
3: kiilad
Magac lab
4: kiilan
Fal magudbe, isrogrogga 4aad
5: kiilasho
Magac faleed dheddig
6: kiilayn
Magac faleed dheddig
7: kiilee
Fal gudbe, isrogrogga 2aad
8: kiilid
Magac faleed dheddig