Qaamuusle LogoQaamuusle

akeekan

2 Qaab ayuu ereygan leeyahay

akeekan1
Magac lab
1
Muran hagag ku jiro; cilaaq.
2
la midka ah (ld):
akeekamid
akeekan2
Fal gudbe, isrogrogga 1aad
Muran hagag ku jiro samayn.
Is-rogga falkan

-amay, -antay; -ami

Ereyo kale oo u soo dhow