gaggab
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
gaggab1
Magac lab1
Kufidda iyo miyirbeelidda uu dhaliyo nabar surka ku dhacay.
2
Xanuun surka culaysiya.
3
la midka ah (ld):
gaggabid
gaggab2
Fal magudbe, isrogrogga 1aad1
Nabar surka ku dhacay la miyir beelid.
2
Xanuun surka culaysiya dareemid.
Is-rogga falkan
-bay, -btay