Qaamuusle
Home
Alifbeeto
Ku Saabsan
Toggle theme
Toggle theme
Toggle menu
gag
Magac dheddig
1
(sh.r) cod lagu muujiyo jug xoog leh.
2
G. ah: qof mintid ah oo gacan'adag.
Ereyo kale oo u soo dhow
1: gaggab
Fal magudbe, isrogrogga 1aad
2: gaggabaysad
Magac lab
3: gaggabaysasho
Magac dheddig
4: gaggabaysi
Magac lab
5: gaggabayso
Fal gudbe, isrogrogga 3aad
6: gaggabi
Fal gudbe, isrogrogga 2aad
7: gaggabid
Magac faleed dheddig
8: gaggabin
Magac faleed dheddig