Qaamuusle LogoQaamuusle

jaawo

Magac dheddig
1
la midka ah (ld):
farjaw
Isku xoqidda suulka iyo farta si ay shanqar u sameeyaan iyadoo nafley loogu baaqayo
2
Suul-dhabaale la sameeyo marka turub laga yamxeerinayo.