Qaamuusle LogoQaamuusle

koromatiin

Magac labBaayoloji
Walaxda ay koromosoomyadu ka samaysan yihiin. Waxay ka kooban tahay borotiinno (gaar ahaan histoono), DNA iyo waxoogaa yar oo RNA ah.