Qaamuusle
Home
Alifbeeto
Ku Saabsan
Toggle theme
Toggle theme
Toggle menu
lixee
Fal gudbe, isrogrogga 2aad
Tiro lix ka dhigid.
Is-rogga falkan
-xeeyay, -xeysay
Ereyo kale oo u soo dhow
1: lix
Magac dheddig tiraale
2: lixaad
Magac lab tiraale Jagaale
3: lixaadla'
Fal magudbe, isrogrogga 4aad
4: lixaadla'aan
Magac faleed dheddig
5: lixaadla'aansho
Magac lab ama dheddig
6: lixaadsad
Magac lab
7: lixaadsasho
Magac faleed dheddig
8: lixaadsi
Magac lab