Qaamuusle
Home
Alifbeeto
Ku Saabsan
Toggle theme
Toggle theme
Toggle menu
lo'
Magac dheddig urur
1
Naasley caws ku nool ah oo xoolaha la dhaqdo ka mid ah, leh geeso, sayn dheer, raafaf iyo tuur, lana manaafacaadsado caanaheeda, hilibkeeda, haraggeeda iwm.
2
Koox xiddigo ah oo si xiriir ah isu daba yaal; saco.
Ereyo kale oo u soo dhow
1: lo'doon
Magac lab
2: lo'gisi
Magac dheddig
3: lo'jir
Magac lab
4: lo'ley
Magac dheddig urur
5: locob
Magac dheddig
6: logardam
Magac lab
7: logardam-caadi
Magac lab
8: logardam-nabiir
Magac lab