Qaamuusle LogoQaamuusle

maato

Magac dheddig
1
Dadka intiisa tamarta yar sida carruurta, waayeelka, iyo haweenka.
2
la midka ah (ld):
maati
Warqadaha turubka mid ka mid ah oo wax nin u eg ku sawiranyahay, mar kastana raaci karta; jookar
Wadarta Magacan

-ooyin, m.l