madhxiye
Magac labFiisikis
Ratibaad laba gudbiye oo uu ma-gudbiye u dhexeeyo, leh awoodda kaydinta saldanabka. Madhxinta madhxiyuhu waxa ay ku xirantahay xajmiga, qaabka iyo habka ratibaadda gudbiyeyaasha.
Wadarta Magacan
-yayaal, m.l/dh
-yayaal, m.l/dh