Qaamuusle LogoQaamuusle

magoolayaal

Magac dheddig ururBotani
Dhir gu'yaal jire ah oo daadiya caleenta xilli gaar ah, dabadeed muddo caleen la'aada, ka dibna magoola.
Tusaale
Galool
la mid ah:magool¹.