Qaamuusle LogoQaamuusle

manjagoror

2 Qaab ayuu ereygan leeyahay

manjagoror1
Magac lab
1
Daal taagnaan badan ka dhasho.
2
la midka ah (ld):
manjagororid
manjagoror2
Fal magudbe, isrogrogga 1aad
Taagnaan badan darteed ku daalid. ld majagoror², mijagoror², minjagoror².
Is-rogga falkan

-ray, -rtay