manjarroor
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
manjarroor1
Magac lab1
(-rro, m.dh) Masharaaf.
2
la midka ah (ld):
manjarroorid
Daal ka yimaada taagnaan badan
manjarroor2
Fal magudbe, isrogrogga 1aadTaagnaan badan ku daalid. ld majarroor², mijarror², minjarror².
Is-rogga falkan
-ray -rtay